Sbs Somali - Sbs Afomali

SBS News Somali:Warka Khamiis 18 December 2025

Informações:

Sinopsis

Dawladda Australia ayaa ku howlan soo saarridda sharciyo wax ka qabta faafinta necaybka, kala qaybsanaanta iyo xag-jirka, ka dib toogashadii xeebta Bondi.