Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
-
-
-
Falanqaynta heshiiska Turkiye iyo Soomaaliya
25/04/2025 Duración: 16minIsse Dholawaa oo falanqaynaya heshiika soo saarka batroolka ee ay wada galeen Turkiye iyo Soomaaliya oo muranka badan ka dhashay.
-
-
Dibadbax ka dhacay Footscray oo looga soo horjeedo Booliska Victoria
23/04/2025 Duración: 22minDibadbax looga soo horjeedo Booliska Victoria kadib markii ay toogasho ku dileen Abdiditah Ahmed ayaa ka dhacay xaafadda Footscry ee Melbourne. Booliska ayaa sheegay in askartu toogatay ninkan kadib markii uu mindi kula soo orday.
-
-
Dilka Abdifitah: Maxaan ka ognahay illaa iyo hadda?
21/04/2025 Duración: 02minWaxaa jira caro wayn oo ka dhalatay Booliska Victoria oo dilay Abdifitah Ahmed habeenkii Khamiista ee bishan ahayd 17. Maxaan ka ognahay dilka wiilkan dhalinyarada ahaa?
-
-
-
-
Taariqda Xisbiga Nationalka Australia
16/04/2025 Duración: 08minThe National Party of Australia, oo hadda uu hogaamiyo David Littleproud, wuxuu ku faanaa inuu matalayay bulshooyinka miyiga iyo magaalooyinka yaraya ee Australia mudo ka badan 100 sano.
-
-
-
Ka sokow buugaagta: Sida matxafyadu u dhisaan bulshooyinka
15/04/2025 Duración: 10minWaa sax in bugaagta si lacag la’aan ah looga amaahdo, laakiin waxaa kaloo laga helaa adeegyo iyo barnaamujyo aad u badan oo sidoo kale lacag la’aan ah. Maanta waxaan barnaamujkan ku eegaynaa adeegyada kala duwan ee libreeriyada dadweynuhu bixiyaan.
-
Aragtida shacabka iyo doorashada federalka
11/04/2025 Duración: 18minAhmed Nur iyo Abdullahi garfiiq oo ka waramaya arimaha ugu waaweyn ee doorashada federalka la isku hayo iyo sida ay u saamayn karaan bulshada Soomaalida ah.
-
-
-

Únete Ahora
- Acceso ilimitado a todo el contenido de la plataforma.
- Más de 30 mil títulos, incluidos audiolibros, podcasts, series y documentales.
- Narración de audiolibros por profesionales, incluidos actores, locutores e incluso los propios autores.